Professional Barista
Waxaan ahay Barista xirfad leh oo xiiseeya diyaarinta kafeega iyo cabitaanada tayada leh adeega macaamiisha iyo abuurista khibrad wanaagsan oo marti kasta ay ku qanacdo waxaan leeyahay xirfado ku saabsan diyaarinta kafeega adeega cabitaanada shaqada cashier ka nadaafada iyo ilaalinta heerarka tayada waxaan ahay qof hawlkar masuul ah la isku halayn karo isla markaana mar walba ku dadaala in uu bixiyo adeeg xirfad leh